Dhimashada Hooyada wakhtiga dhalmada
Waamxay dhimashada hooyada wakhtiga ay dhasho kadib? Maxaa sababa dhimashada Hooyada wakhtiga ay dhasho? waxaa sababa ? dhiig bax ku yimaada wakhtiga dhalmada caabuq yimaada markay dhasho kadib dhiigeeda oo kaca wakhtiga uurka Hooyo La xiriir wakhtiga UUrka aad isku aragtid Dhakhter sidaad ula socotid Caafimaadkaga iyo kan ilmahaaga saadan…


