Waamxay dhimashada hooyada wakhtiga ay dhasho kadib?
Maxaa sababa dhimashada Hooyada wakhtiga ay dhasho?
waxaa sababa ?
- dhiig bax ku yimaada wakhtiga dhalmada
- caabuq yimaada markay dhasho kadib
- dhiigeeda oo kaca wakhtiga uurka
Hooyo La xiriir wakhtiga UUrka aad isku aragtid Dhakhter sidaad ula socotid Caafimaadkaga iyo kan ilmahaaga saadan dhib ugula kulmin wakhtiga dhalmada.
Hooyo Cun Cunta nafaqaleh Wakhtiga UUrka sida Costada, Caabashka, Liinta, kaluunka, ukunta.


