Nafaqada Caruurta

Maxay Tahay Nafaqooyinka Ilmaha u Baahan yihiin si malin le ah?

Waxaa Jira 6 Nafaqooyin ee ilmaha ubahan yihiin Inay Qataan Maalin kasta?

  • Protein. protein ku wuxuu ka caawiyaa inuu Murqahaha jirkiisu, inuu la dagalamo caabuqa Jirka ilmaha soo galaya.
  • Dufanka
  • Calcium
  • Bir (Iron)
  • Folate
  • Carbohydrates.
    Waamaxay Sababta ay Nafaqado Muhiim Ugu tahay Ilmaha?
    Nafaqadu Waxay muhiim U tahay Da’ Kasta oo ilmaha ah?
    Hooyo ama Aabe ilmahaagu wuxuu u bahan yahay Nafaqo si joogta ah, si uu cafimaadkisu iyo Awoodiisu usii jirto.

Leave A Comment