Nafaqada Caruurta
-
August 31, 2020
-
Posted by: admin
-
Category:
News

Maxay Tahay Nafaqooyinka Ilmaha u Baahan yihiin si malin le ah?
Waxaa Jira 6 Nafaqooyin ee ilmaha ubahan yihiin Inay Qataan Maalin kasta?
- Protein. protein ku wuxuu ka caawiyaa inuu Murqahaha jirkiisu, inuu la dagalamo caabuqa Jirka ilmaha soo galaya.
- Dufanka
- Calcium
- Bir (Iron)
- Folate
- Carbohydrates.
Waamaxay Sababta ay Nafaqado Muhiim Ugu tahay Ilmaha?
Nafaqadu Waxay muhiim U tahay Da’ Kasta oo ilmaha ah?
Hooyo ama Aabe ilmahaagu wuxuu u bahan yahay Nafaqo si joogta ah, si uu cafimaadkisu iyo Awoodiisu usii jirto.